Garsoorayaashii uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo oo la dhaariyey (Daawo Sawirro)

Garsoorayaashii uu soo magacaabay dhawaan Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta lagu dhaariyey magaalada Muqdisho. Munaasabadda dhaarinta waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Maxkamadda sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Wasiirka Cadaaladda Mudane, Xasan Xuseen Xaaji, Guddoomiyaha Maxkamdda Racfaanka Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi, Taliyaha Ciidanka Booliska Bashiir Cabdi Maxamed (Ameriko) … Continue reading Garsoorayaashii uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo oo la dhaariyey (Daawo Sawirro)